Folder Lock 2

Folder Lock 2 ( FL2) Program kaa wuxuu kuu qabanayaa in Folder kaaga inaad xertid, Wuxuu kale awoodaa Folder ka add xeretay in la Copy san karin lana Move gareen karin iyo ina la Delete di karin, Ilaa aad kasoo furto Folder. Waxaana Soo saaray Acs Qaamuus. Setup waa For Free