Time Computer 9

Waa Program oo aad kala soco neesid Computer kaaga Xiliyada aad istac maaloosid. Program  Mar walbo aad shido computer ka wuu kuusheegi doonaa iyo Waqtiga aad is tacmaasha Markaas iyo waqtiga aad damisay computer ka maalin walbo

Lasoco Saacada Computer kaaga aad is tac maaloosid malin walbo